Culimo Bayaan ka soo saartey Darbiga Masar, Shacabka Gaza isaga teeday.

February 12, 2010

Darbiga ka dhanka Shacabka Muslimiinta ee reer Gaza ee dhismihiisa ay iska kaashanayaan Dowladaha Masar & Mareykanka waxaa dhawaan bayaan ka soo saarey culimo 70 meeyo kor u dhaafeysa, waxeyna ku tilmaameen mid dulmi ku ah Shacabka Gaza, waxeyna tilmaameen sida loogu baahan yahey in dulmiga lagu hayo looga qaado.

Culimadu ugu horeyn Bayaankooda waxey ku cadeeyeen xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeeya Muslimiinta caalamka meel walba oo ay uga sugan yihiin, iyo sida loogu baahan yahey inay isu gacan siiyaan.
sii akhriso Read the rest of this entry »

Hello world!

February 11, 2010

Welcome to WordPress.com. This is your first post. Edit or delete it and start blogging!


Follow

Get every new post delivered to your Inbox.