Darbiga ka dhanka Shacabka Muslimiinta ee reer Gaza ee dhismihiisa ay iska kaashanayaan Dowladaha Masar & Mareykanka waxaa dhawaan bayaan ka soo saarey culimo 70 meeyo kor u dhaafeysa, waxeyna ku tilmaameen mid dulmi ku ah Shacabka Gaza, waxeyna tilmaameen sida loogu baahan yahey in dulmiga lagu hayo looga qaado.
Culimadu ugu horeyn Bayaankooda waxey ku cadeeyeen xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeeya Muslimiinta caalamka meel walba oo ay uga sugan yihiin, iyo sida loogu baahan yahey inay isu gacan siiyaan.
sii akhriso
Qol walba oo Muslima waxey sheegeen inay waajib ku tahey inuu walaalkiisa kale ee dulman u gargaaro gacana siiyo, xilligan dulmiga taagan ee Muslimiinta loo baahan yahey inay suulintiisa gacan ka geystaan uu yahey darbiga gardarada ah ee lagu wareejinayo Muslimiinta Gaza, dhibaatooyinka kale duwana kala soo gudboonaadeen.
Labo qodob ayey Culimadu oo ku aadan Darbigan u soo jeediyeen Shucuubta Muslimiinta guud ahaan:
1. Ugu horeyn dhismaha Darbigan iyo ka qeyb qaadashadiisa inuu yahey danbi weyn oo ka dhana xuquuqda Muslimiinta reer Gaza sidoo kalena dulmi weyn ku ah.
2. Iney waajib ku tahey dhamaan shucuubta Muslimiinta u gar gaarida Shacabka Gaza iyo sidoo kale ka dulqaadida darbiga gar daraga ku ah ee lagu wareejinayo.
Sidoo kale Shacabka Gaza ayey Culimo u jeediyeen baaq ah inay sugnaadaan kuna dhegnaadaan Xariga Alle.
Ugu danbeyn Culimadu waxey Ilaahey uga baryeen Shacabka Gaza inuu ka dul qaado dhibka iyo dulmiga lagu hayo, sugana una gar-gaaro, isagaa waliya oo wax walba awoodee.
Culimada Bayaanka saxiixey:
1. Dr. C/laahi bin C/laahi A’za’id, Sacuudiga.
2. Dr. Sacuud bin C/laahi A’Fanistani, Sacuudiga.
3. A’amin A’xaji Maxamed, Suudaan.
4. Daaciga Islaamiga ee A’Shihal, Lubnan.
5. Dr. C/raxman bin Salax A’Maxamuud, Sacuudiga.
6. Dr. Maxamed bin Suleyman, Suuriya.
7. Dr. Xamze bin Xuseen, Sacuudiga.
8. Dr Nasir Sacad A’rashid, Sacuudiga.
9. Dr. Saciid bin Nasir A’gamidi, Sacuudiga.
10. Dr Nasir bin Suleyman A’camri, Sacuudiga.
11. Dr C/laahi bin Wakil A’sheykhi, Sacuudiga.
12. Mowfiq bin C/laahi, Sacuudiga.
13. Maxamed Sayid A’nawiwi, Muritaniya.
14. Dr Cali Maqbul A’ahdil, Yaman.
15. Dr. Maxamed C/karim A’sheykhi, Suudaan.
16. Dr. Mahran Mahir Cusman, Suudaan.
17. Dr C/laahi bin Cumar, Sacuudiga.
18. Maxamed bin Muuse A’camiri, Yaman.
19. C/wahab Maxamed A’xamiqani, Yaman.
20. Sh, Dr. C/casis bin C/muxsin A’turki, Sacuudiga.
21. Marwan bin Axmed A’qudsiyi, Yaman.
22. Dr. Cadil Xasan A’xamdi, Baxreyn.
23. Suleyman Cusman Abu Naru, Suudaan.
24. Xamdi bin C/laahi A’Jumca, Sacuudiga.
25. Cimadu-diin Bakri Abu Xaraz, Suudaan.
26. Bilal Shukri, Albani.
27. Ibraahim Maxamed Xuseen, Gobolka S/galbeed.
28. Dr. Yuusuf bin C/laahi A’Axmed, Sacuudiga.
29. Kaamil Subxi Kamil Salax, Urdun.
30. Maxamed walda Axmed A’shacir, Muritaniya.
31. Dr. Xakamtu Axmed A’xariri, Suuriya.
32. Qasim Cali A’cuseymi, Yaman.
33. Mudathir Axmed Ismaciil Xuseen, Suudaan.
34. Dr. Cala’u-diin A’Zakiyi, Suudaan.
35. Xasan Maxamed Ibraahim, Soomaaliya.
36. C/laahi bin Maxamed A’xashidi, Yaman.
37. Maxamed C/laahi A’xuweydi, Magrib.
38. C/muxsin A’madiri, Kuweyt.
39. Dr. Dariq A’dawiri, Kuweyt.
40. Dr Khalid bin Cusman A’sabti, Sacuudiga.
41. Cali bin Ibraahim A’uxeyshi, Sacuudiga.
42. Cali bin Saciid A’gamidi, Sacuudiga.
43. Sh C/laahi bin Naasir A’suleymani, Sacuudiga.
44. Sh, Dr. C/laahi bin C/casiis A’Zeydiyi, Sacuudiga.
45. Dr. Nasir bin Yaxyi A’xuneyni, Sacuudiga.
46. Sh, Dr. Maxamed bin Saciid A’qaxdaniyi, Sacuudiga.
47. Sh, Dr. Maxamed bin Suleyman A’burak, Sacuudiga.
48. Maxamed Cali Muslimi, Sacuudiga.
49. Sh, Dr. Ibraahim bin Maxamed Abakar Cabas, Sacuudiga.
50. Dr. Khalid bin Maxamed A’majid, Sacuudiga.
51. Sh, Fahad bin Suleyman A’qdiyi, Sacuudiga.
52. C/casiis bin C/raxmaan A’cajlani, Sacuudiga.
53. Sh, Dr. Maxamed bin C/casiis A’laxim, Saciidiga.
54. Sh Sacad bin Nasir A’ganam, Sacuudiga.
55. Sh, Dr. C/casiis bin Maxamed A’cabdi A’ladif, Sacuudiga.
56. Dr. C/raxim bin A’suleymi, Sacuudiga.
57. Sh, Ibraahim bin khadran A’zuhraniyi, Sacuudiga.
58. Sh, Badar bin Ibraahim A’rajixiyi, Sacuudiga.
59. Sh, C/laahi bin Cali A’gimidi, Sacuudiga.
60. Dr. Maxamed bin C/laahi A’handani, Sacuudiga.
61. Sh, Feysal bin C/laahi A’fowzani, Sacuudiga.
62. Sh, Ciise bin Darzi, Sacuudiga.
63. Dr Khaalid bin C/raxmaan A’cajeymi, Sacuudiga.
64. Sh, Axmed bin C/laahi, Sacuudiga.
65. Sh, Axmed bin Xasan A’C/laahi, Sacuudiga.
66. C/raxmaan bin Axmed Calush, Sacuudiga.
67. Dr Jamil bin Xabib A’luweyxiqi, Sacuudiga.
68. Dr, Cali bin Cumar, Sacuudiga.
69. Dr. C/laahi bin C/casiis A’zayadiyi, Sacuudiga.
70. Dr. Xasan bin Maxamed A’xazimiyi, Sacuudiga.
71. Dr. Khaalid bin Ibraahim A’duweyshi, Sacuudiga.
72. Dr. Muxsin bin Xuseen A’cawaji, Sacuudiga.
www.somalifamily.werdpress.com